Articles Posted by Southwest State of Somalia

Tababar indho-fur ah oo loo qabtey Shaqaale cusub

Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Tababbar Indho-fur ah (Induction Training) u qabtey Shaqaale cusub oo dhawaan loo qaatey qaar ka mid ah Hay’adaha DGKGS. Furitaanka Tababarkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Agaasimiyaasha Waaxyaha Guddiga iyo Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha rayidka DGKGS, Md: Sharmarke Mohamed Kulow, Ujeedada laga leeyahay aqoon kororsigaan […]